Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare ee Macalim Jaamac

Moalim Jama School Screenshot
Moalim Jama School Screenshot
Moalim Jama School Screenshot
Update
Mar 27, 2023
Developer
Category
Installs
10+
Rate
0
ani waa application kushaqeeya android mobiles ka 4.4 iyo kuwa kasiwaawen intaba
Hadii aad ogalaato shuruudahan waxaad fasax u helaysaa in aad adeegsato application kan adigoo racaya xeerar ka iyo shuruudaha uyaala.

RAAC XEERARKAN
1) Xuquuqda oodhan waxa leh MJS
2) Waa in aad isdiiwaan galisaa
3) Uma adegsan kartid wax kabaxsan xeer ka
4) Hadii aadan dugsiga kamid aheenn xaq uma lihid fadlan kajog
5) Waa in aad ilaalisaa xeerarka odhan


Mahad Waxay U Sugnatay Allaah Intaa Kadib Dugsiga Macalim Jaamac Wuxuu Markasta Dadaal Aan Kala Go’laheyn Ku Bixiyaa Kor U Qaadista Ardayda Wax Ka Barata Iyo Hormarka Ubadka Soomaaliyed.


Kani Waa Application Yar Oo Kuu Suura Galinaya In Aad Waxbadan Kala Socoto Arimaha Dugsiga Sida:
Wacyi Gilinta Iyo Kor Uqadista Ardayda
Ogeysiisyada Iyo Wargilinada Dugsiga
Natiijooyin Ka Imtixaanaad Ka
Ciyaaraha Iyo Musaabaqooyin Ka Kale
Fasaxyada Iyo Warbixinada Deg Dega



Kani Waa Application Ku Shaqeya Mobiles Ka Nuuca Andriod Ka Ah, Waana Program Loogu Tala Galay Ardayda Dugsiga Macalim Jaamac Mogadishu Somalia Ee ku Yaala Degmada Xamarweyne.


Boggan Waxaan Ku Tilmamaynaa Isticmaalayaasha In Lagu Ogeysiiyo Booqdeyaasha Wixii Ku Saabsan Qab Adeegsiga, Ama Isticmaalka, Iyo Xaqq U Lahaanshaha Shakhsi Ahaaneed Haddii Uu Qof Go'aansado Inuu Adeegsadda Adeegan.
Application Kan Waa Mid Lacag La Aan Ah Adeegsan Karana Cid Kasta Oo Ay Quseeso Gaar Ahaan Dhamaan Ardayda Dugsiga Macalim Jaamac Iyo Waalidiintooda, Waxadna Ka Heli Kartaan Paly Store Ka Si Free Ah.

QAABKA U SHAQYO

1) Waxaad ka soo rogan kartan ama aad ka soo download garen kartan play store li lacag la aan ah
2) Arday kasta wuxuu xaq u yeelan doonaa ID u gaar ah si uu u arko natiijadiisa
3) Waxad kala socon kartaan warbixinada sida ogeysiisyada iwm.

MAHADNAQ
Ugudanben waxan halkan ugu mahad celinaynaa dhamaan maamulka macalimiinta iyo waliba ardayda wax ka barata dugsiga macalim jaamac
Waxana idin rajeynaynaa mustaqbal ifaya, hormar, nabad, caafimaad, iyo guul insha allaah